Baniโaadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo.
Diinta Islaamku waxa ay u timid in ay dadka ku hagto jidka toosan ee lagu badbaadayo adduun iyo aakhiraba, sidaas oo ay tahayna dadka khasab ugama dhigin in ay Islaamka galaan, doorka nabiyadii eebbe soo dirayna waxa uu ahaa in ay diinta dadka ugu yeeraan iyagoo xikmad adeegsnaya.
Dunida aan ku nool nahay waxaa ku wada nool Muslimiin iyo gaalo, waxaana jira xiriir dhinacyo badan oo u dhexeeya kaas oo shareecadu u dejisay xeerar iyo xuduud.
Haddaba waa maxay xiriirka ay shareecadu oggoshay ee dhex mari kara muslimiinta iyo gaalada, maxaase asal u ah xiriirdkaas?
Waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan oo uu nagala qeyb galaya Sheikh Cali Sheikh Maxamuud ( Sheikh Cali Dheere)
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...












