Tuesday, October 14, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomaaliya iyo Shiinaha waxaa la sheegaa in uu ka dhaxeeyo xiriir soo jiray boqollaad sanno, kaas oo lagu xasuusto in Soomaaliya ay aheyd waddankii ugu horreeyey ee African oo Shiinaha xiriir toos ah la yeesha.

Prof.Wang Xiaohia waa bare jaamacad ku taalla caasimadda dalka Shiinaha ee Begin waxaa uu aad u bartay taariikhda iyo xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, wafuud ka socota dalalka Africa oo ay Soomaaliya ku jirto ayuu u soo bandhigay waxa uu ka garanayo xiriirka labada dalka iyo Shucuubtooda.

Related posts

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

Prof. Wang Xiaohia ayaa sheegay in xiriirka Shiinaha iyo Soomaaliya uu soo bilowdey muddo laga joogo hadda Lix boqol iyo kontan sanno ka hor (650).

โ€œBadmaaxe u dhashay Shiinaha oo Muqdisho yimid Lix Boqol oo sanno ka hor ayuu ka bilowdey xiriirka labada dal, waxaa toos u hirgalay iskaashi ganacsi oo labada shacab ah waxa ayna keentay in ay noqdaan dad si weyn isu dhexgala isla markaana horumar ย ka sameeya iskaashigaas, dadweynaha labada dal ayaa safarro ku kala bixiyey Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo badda loo marayeyโ€ ayuu yiri Prof. Wang Xiaohia

Prof. Xiaohia ka ayaa sheegay in keydka taariikhda Shiinaha ay ku qoran tahay in Soomaaliya ay tahay dalkii ugu horreeyey ee Xiriir saaxiibnimo iyo diblomaasiyaddeed la sameystay Shiinaha.

Waxa uu hoosta ka xariiqay in Kheyraadka koobaad ee Soomaaliya uu yahay halka ay Juqraariย  ahaan uga taallo dunida iyo kheyraadka kale ee gudaheeda dhex ceegaaga.

Prof. Wang Xiaohia waxa uu xusay in barnaamijka horumarinta iyo iskaashiga Shiinaha Soomaaliya ay uga jirto safka hore sanadka 2021 ama qarniga 21-aad ee dunida, kaas oo lagu magacaabo Belt And Silk Road oo ka kooban afar qodob oo kala ah

  1. Nabad iyo taageeradeeda
  2. Iskaashi iyo Furfurnaan
  3. Wadajir dadweyne ama labada shacuur
  4. Iskaashi Dhaqaale, dhismo mashaariic wata iyo diyaarinta istaraatiijiyad weyn oo dhinacyada tiknoolajiyadda iyo dib u dhiska Soomaaliya

Dad badan aad uma garanayaan in Soomaaliya ay leedahay taariikhahaas fog ama dheer, waana midda bulshada caalamka ku abuurtay in Soomaalida ay u aqoonsadaan dad ka horreeya Afrikaanka kale.

Soomaaliya ayaana u diyaarsan jawi ay dunida oo dhan mar kale ku tusto wax wada qabsi buuxa, kana turjumaya nabad, iskaashi, dhaqaale wadaag, ganacsi iyo dhismeyaal mahsaariic xanbaarsan, taasoo dalkeenna u keeni doonta fursado waa weyn burburka ku badela dib u dhis wadata nabad iyo nolol.

Wareysigaan waxaa qaadey C/raxmaan Yuusuf Cumar (Cadaala), waxaana soo diyaariyey Feysal Muuse

Previous Post

Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada oo ka tala dhiibtay Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka-Sawirro

Next Post

Madaxweyne farmaajo โ€œWaxaa lagu xantaa ciidanka xoogga dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin geesiyaal sooma-jeestayaal ahโ€-Sawirro

Next Post
Madaxweyne farmaajo โ€œWaxaa lagu xantaa ciidanka xoogga dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin geesiyaal sooma-jeestayaal ahโ€-Sawirro

Madaxweyne farmaajo โ€œWaxaa lagu xantaa ciidanka xoogga dalka, markaan la sheekaystay cidkasta, in aad tihiin geesiyaal sooma-jeestayaal ahโ€-Sawirro

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho

October 13, 2025
0

Iyadoo caalamku maanta u xusaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka, Soomaaliya waxay xusaysaa adkeysiga iyo geesinimada bulshada Soomaaliyeed...

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In