Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga oo afur u sameeyay ciyaartooy hore

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga oo afur u sameeyay ciyaartooy hore
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaliyeed ee Kubadda Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa Xalay Afur u sameeyay dhammaan Bahdii Hore ee K/Kolayga ee ku Sugnaa Wadankeena Soomaaliya gaar ahaan Caasimadiisa ee Muqdisho.

Xafladaasi oo si weyn loo soo agaasimay, waxaa Afurka kadib isku wareystay Guddoomiyaha iyo Bahdii hore ee Kubadda Koleyga, iyagoo is dhaafsaday sheekooyinkii hore ee ciyaarta Kubadda Koleyga iyo heerarkii ay soo martay.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhammaan intii ka qeybgashay munaasabaddaasi ayaa waxay wada qireen in Dhallinta Soomaaliyeed ay ku wanaagsan yihiin ciyaarta Kubadda Koleyga, loona baahan yahay in la xoojiyo, lana badiyo ka qeybgallada tartamada ka dhaca Dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

Ugu dambeyntii waxaa halkaasi mahadcelin iyo ammaan loogu soo jeediyay Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee k/Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani, iyadoo Dadkii ka qeybagalay ka mid ahaa C/qaadir Gacal Abkoow, Amb: Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Diinaari, Xasan Maxamed Cali Xasan Tiritoor, Axmed Sheelare, Macallin kadiimba iyo kuwa kale.

Previous Post

Milliteriga Nijeria oo lagu eedeeyay Kufsi

Next Post

Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 ka tirsanayd Al-Shabaab

Next Post
Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 ka tirsanayd Al-Shabaab

Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ku dilay 10 ka tirsanayd Al-Shabaab

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In