Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xisbullah oo duqeymo ka geysatay Isra’iil

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Xisbullah oo duqeymo ka geysatay Isra’iil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Xisbullah ayaa weerar duqeymahay ku qaadday degaanka Dovev ee waqooyiga Israa’iil, kaasi oo ay ku nafwayeen Shaqaale ka tirsan Shirkadda Korontada ee Israa’iil (IEC).

Nooc ka mid ah Gantaalada lidka taangiyada ayaa sida la sheegay ku dhacay koox shaqaalaha Shirkadda Korontada Israa’iil, kuwa oo k howlanaa dayactiraan xarkaha korantada ee ku waxyeelloobay duqeymahii horay u dhex maray Ururka Xisbullah iyo Ciidamada Isra’iil.

Related posts

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026

Kooxda Xisbullah ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar loo adeegsaday gantaalada lidka taangiyada ee waqooyiga Israa’iil, iyagoo intaa ku daray in sidokale ay weerarka la beegsadeen koox ka tirsan saadka militariga  Isra’iil oo halkaasi ka sameynayay taawarro isgaarsiineed.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya

Next Post

Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geeystay Guriceel

Next Post
Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geeystay Guriceel

Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku soo dhigay eedeysane dil ka geeystay Guriceel

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In