Monday, May 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghaya guud ee Olombikada Somaliyeed oo lagu soo dhaweeyay dalka Mareykanka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
November 8, 2015
in Wararka
0
Xoghaya guud ee Olombikada Somaliyeed oo lagu soo dhaweeyay dalka Mareykanka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Olymbic kada Muddane Duraan Axmed Faarax oo howlo shaqo ku tegay magaalada Washington ee Caariga Maraykanka.

Xoghayaha ayaa uga horeyn ka warbixiyey ujeedada Socdaalkiisa ee dalka Maraykanka,ย  isagoo ka sheekeeyay horumarka Sports ee dalka Soomaaliya uu ku tilaabsanayo wuxuuna si weyn u dhiiri geliyey Jaaliyadda Sports-ka ee reer Minnesota, isagoo sheegay in Sports-ka loo adeegsan karo Wacyi Gelinta iyo isku dubaridka dhalinta Soomaaliyeed meelkasta aay joogaan.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

May 19, 2025
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

Muddane Duraan Axmed Faarax ayaa waxa uu yiri โ€œ Wafdi ka socda Olympic kada Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay Shirweyne Sanad kasta mar la qabto oo socoday 4 maalin shirkasi oo ay ka soo qeyb galeen ilaa 206 Wadan oo ay matalayeen ilaa 1300 oo qof waxaana xooga lagu saaray hormarinta Olympic ee Xiriirka caalamiga ah ee Aduunka.

Inta uu shirka socday ayaa waxa uu sheegay in kulamo gooni gooni ah ay la qaateen wadamo kala duwan waxayna kala hadleen sidii ay ugu qeyb qaadan karaan hormarinta Olombikada Soomaaliyeed,Dhanka kale wuxuu ka sheekeeyey hormarka ย uu wadankeena Somalia ku talaabsanayo gaar ahaan Sports-ka.

Waxaa Sidoo kale goobta ka hadlay Dad kala duwan oo aqoon durugsan u leh Sports-ka iyagoo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan sidii ay u hormarin lahaayeen loona soo celin karo waayihii wacnaa ee Sports-ka Soomaaliyeed ee beri samaadkii iyo si ka wanaagsan ee ku salaysan Casriga hadda la joogo. ugu danbeyntii waxaa lagu xusay Abdulkadirย  Haji Daahir โ€œShiikhaโ€ย  iyo Ahmed Daahir oo soo abaabulay xalfadaan.

_MG_4946 _MG_4948 _MG_4951 _MG_4955 _MG_4957 _MG_4959 _MG_4963 _MG_4969 _MG_4972 _MG_5014 _MG_5015 _MG_5026 _MG_5027

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia oo la kulmay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia oo la kulmay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi

Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia oo la kulmay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalkaasi

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

May 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar ah u...

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

May 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah...

Madaxweynaha JFS oo maanta Baqdaad uga qeyb-gali doona meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta

May 17, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq kaga qaybgali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masarย 

May 16, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiistii kulan-doceed kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In