Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka oo sheegay in Suuriya xaalad dagaal ay kaga tagi doonin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka oo sheegay in Suuriya xaalad dagaal ay kaga tagi doonin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka James Matisse ayaa meesha ka saaray in uu ijro qorsha dalkiisa iyo dowladaha ay xulafada yahiinn ay kaga baxayaan Suuriya ka hor ย inta aan nabad laga gaarin dagaalada halkasi ka socda.

Matisse ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisu ay hadda ku jiraan ย marxaladdii lagu soo gabagabeyn lahaa taariikhda urur diimeedyada ka dagaalama gudaha Suuriya, isaga oo intaa ku daray in aysan dooneynin inay ka baxaan Suuriya inta ay dagaalada ka socdaan.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

“Ma dooneyno inaan dib u soo baxno ka hor inta diblomaasiyiinteenu ayย  ku guuleysanayaan nabad ku soo celinta Suuriya” ayuu Matisse u sheegay suxufiyiinta.

Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa ku adkeeysaneysa in Ciidammadooda ay mudda ku sii sugnaan donaan gudaha Suuriya.

Hadal toddobaadkii hore ย ka soo yeeray Madaxweyne Donald Trump ayaa shegayay in Mareykanka uu damacsanyahay ย inuu ka soo baxo Suuriya si dhakhso ah, hase yeeshee Trump ayaa si cad u muujiyay rabitaankiisa ah inuu gabi ahaanba Ciidammadiisa uu kala baxo dalka dagaalada dhinacyada badan ay daashadeen ee Suuriya.

Shir jaraa’id oo uu dhawaanย  Aqalka Cad kula yeeshay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macaron ayuu Trump dib u cusbooneysiiyay rabitaankiisa ah in Ciidammadiisa uu kala baxo Suuriya, Laakiin waxa uu carabka ku adkeeyay isla markaasna uusan doonayneyn in Iraan ay saameyn ku yeelato dadaalada nabad raadinta Suuriya islamarkaana gabi ahaanba Gobalka laga saaro.

Previous Post

SRSG Keating congratulates Mohamed Mursal on his election as Speaker of the federal parliamentโ€™s House of the People

Next Post

R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

Next Post
R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In