Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), ayaa Maanta kulan la qaatay xoghaye ku xigeenadda iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka.

Kulanka,ayaa ahaa isbarasho iyo xog-wareysi la xarriiro shaqada ay qabtaan waaxyaha kala duwan ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Kulanka Xoghayaha iyo Agaasime waxeedyada, ayaa lagu falanqeeyey sida hufan ee looga shaqeyn karo horumarinta Golaha Shacabka waxaana uu sheegay in Agaasime-yaasha iyo shaqaalaha aqoontooda iyo kartidooda ku kalsoon yahay islamarkaana howl-waddeennada qaar aan fursan u helin tababarada maskaxdooda iyo Tayadooda la dhisi doono.

Xoghayaha Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Ayaa yir ” Waxaa lagama maar maan ah Baarlamaanka inuu yeesho qeyb u gaar ah Adeegyada Caafimaadka, kaas oo loogu tala galay Madaxda iyo shaqaalaha Baarlamaanka”. Ayuu yiri Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri).



Previous Post

Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta ” SAWIRRO “

Next Post

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Beeralayda ah ” SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Beeralayda ah ” SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Beeralayda ah " SAWIRRO"

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In