Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud ee NATO oo shaaciyay in Erdogan uu aqbalay ku biirtaanka Sweden ee  NATO

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Guud ee NATO oo shaaciyay in Erdogan uu aqbalay ku biirtaanka Sweden ee  NATO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa la sheegay in lagu qanciyay in dalkiisa uu oggolaado in dalka Sweden ku biirto gaashaanbuurta NATO, Turkiga ayaana si adag u diidanaa in dalkaasi xubin ka noqdo NATO.

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltensberg ayaa sheegay shalay in madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu aqbalay in baarlamaanka Turkiga deg deg ugu gudbiyo meel marinta codsiga Sweden ee ku aadan in NATO ku biirto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hadalkan ayuuna ka dhawaajiyay xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltensberg, kaddib kulamo uu la qaatay madaxweynaha Turkiga Erdogan iyo sidoo kale ra’iisal wasaaraha dalka  Sweden .

Turkiga, ayaa horey si adag ugu diidanaa in Sweden ku biirto NATO, kaddib markii ay kasoo bixi waayeen sharuudo horey dalkaasi ugu xireen, waxa ay sidoo kale Turkiga ka carroodeen falal xad-gudub ah oo lagula kacay kitaabka Qur’aanka gudaha Sweden.

Previous Post

Wasiir Fiqi oo qurba joogta Soomaaliyeed ku ammaanay doorka ay ka qaateen maal gashiga dalka

Next Post

Dowladda Federaalka oo mashaariic horumaineed ka hirgelinaysa magaalada Baraawe

Next Post
Dowladda Federaalka oo mashaariic horumaineed ka hirgelinaysa magaalada Baraawe

Dowladda Federaalka oo mashaariic horumaineed ka hirgelinaysa magaalada Baraawe

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In