Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha guud ee Q. M. oo booqanaya magaalada Bujumbura ee dalka Burundi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha guud ee Q. M. oo booqanaya magaalada Bujumbura ee dalka Burundi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa booqasho ku tagaya magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.

Ban Ki Moon ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bujumbura waxaana ujeedada booqashadiisa lagu sheegay sidii uu u xoojin lahaa  dadaallada lagu xallinayo qalalaasaha siyaasadeed ee ee ka oogan dalkaasi.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa maanta la kulmidoona Madaxweynaha Burundi Peirre Nkurunziza, isagoo kala hadli doona sidii qalaalasaha dalkaas ka taagan loo soo afjari lahaa.
Madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma iyo afar hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa Burundi tagaya Khamiista, wax loo arko dadaal heer gobol ah oo la doonayo in cadaadis lagu saaro Mr Nkurunziza.

Qalalaasaha ka oogan dalkaasi ayaa waxa ku dhintay Boqolaal qof, in ka badan rubuc milyan qofna way ku barakaceen, kaddib rabshado ka dhashay go’aankii uu madaxweyne Pierre Nkurunziza ku gaaray bishii April ee sannadkii hore inuu mar seddexaad xafiiska u soo istaago.

Ban-burundi-1 Ban-burundi-2 Ban-burundi-3 Ban-burundi-4 Ban-burundi-5

Previous Post

Madaxweynaha oo saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada

Next Post

Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo xilka la wareegay+Sawirro

Next Post
Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo xilka la wareegay+Sawirro

Agaasimaha guud ee loo magacaabay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo xilka la wareegay+Sawirro

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In