Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wafdiga Laanqeyrta Cas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane Xamse Aadan Xaadow oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Ururada Adduunka mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Madaxa Ergada Laanqeyrta Cas (ICRC) Mudane Antoine Grand, iyo wafdi uu hogaaminayo.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqaynta joogtada ah ee ka dhaxaysa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo ICRCda.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Kulanka ayaa sidoo kale lagu faaqiday muhiimadda ay leedahay in la abuuro xiriir adag si wax looga qabto baahiyaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya. waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray kor u qaadista dadaallada bini’aadantinimo iyo sahminta xalal cusub si loo taageero bulshooyinka nugul.

Kulankan ayaa waxa uu ka tarjumayaa sida hagar la’aanta ah ee ay Wasaaraddu ugu heelan tahay horumarinta yoolalka Istaraatijiga ah ee Soomaaliya iyada oo wax ka qabanaysa caqabadaha bani’aadantinimo ee saameeya muwaadiniinta Soomaaliyeed, Wasaaraddu waxay sii wadeysaa kobcinta iskaashiga caalamiga ah .

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Mashaariic laga hirgeliyay Deegaanka Qeydaro

Next Post

80-Askari oo ka tirsanaa Jubbaland oo ku biiray hawlgalka Ciidanka XDS ee Raaskambooni

Next Post
80-Askari oo ka tirsanaa Jubbaland oo ku biiray hawlgalka Ciidanka XDS ee Raaskambooni

80-Askari oo ka tirsanaa Jubbaland oo ku biiray hawlgalka Ciidanka XDS ee Raaskambooni

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In