Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha NATO oo sheegay in horumar laga gaaray ku biiritaanka Sweden ee Ururka

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha NATO oo sheegay in horumar laga gaaray ku biiritaanka Sweden ee Ururka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa soo dhaweeyay dib u bilaabashada wada xaajood la yeeshay Turkiga oo ku saabsansidii Dowladaha Sweden iyo Finland, ay ugu biiri lahayeen NATO.

Waxuu carrabka ku adkeeyay in Sweden ay fulisay waajibaadkii iyo Sharuudahii la hordhigay, isaga oo intaa ku daray in la gaaray waqtigii la dhameystiri lahaa hannaanka ansixinta ku biiritaanka Ururka.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Christerson iyo Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga Sweden, ayay ku sheegeen in ka mid noqoshada labadan waddan ee NATO ay tahay horumar uu gaaray Ururka.

Xoghayaha Guud ee NATO ayaa sidoo kale tilmaamay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ay isku raaceen in dib loo bilaabo kulamadii saddex geesoodka ahaa ee lala yeelanayay Sweden iyo Finland.

Sweden iyo Finland, ayaa codsaday ku biiraan NATO wixii ka dambeeyay dagaalkii uu Ruushku ku qaaday Ukraine, balse arrinkaasi waxaa diidma ka muujiyayTurkiga.

Juun 28, 2022, Turkiga, Sweden iyo Finland, ayaa wada saxiixeen heshiis is afgarad oo saddex geesood ah oo ku saabsan ku biirista labada waddan ee ugu dambeeya NATO, ka dib markii ay ballan qaadeen inay ka jawaabayaan dalabaadka Ankara ee la xiriira iskaashiga macluumaadka iyo la dagaallanka argagixisada.

Previous Post

Dardargelinta adeegyada garsoorka ee dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Marwada Madaxweynaha JFS oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

Next Post
Marwada Madaxweynaha JFS oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

Marwada Madaxweynaha JFS oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In