Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka kala socda Golaha Abwaanada iyo Aqoonyahano oo gaaray Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xubno ka kala socda Golaha Abwaanada iyo Aqoonyahano oo gaaray Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed kana soo anbabaxay Casimada Dalka ee muqdisho ayaa maanta Gaaray magalada Cadaado ,waxaana Garoonka ku soo dhaweyaya masuulyin katirsan Galmudug iyo Qeybaha Bulshada ,iyagoona socdaalgooda hal ku dhig uga dhigay socdaalka xal u hilada Codaalada Galkacyo.
Cabdi xuseen shiiq maxamuud gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug dhanka amniga iyo siyaasada Doowlada Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soo dhaweynayaan soo afjarida coladaa Gaalkacyo
Aqoonyahan Cali taakoow  iyo Gudoomiye ku-xigeenka Gulaha Abwaanada Soomaliyeed xirsi dhoox oo ugu danbeen warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in u jeedgooda yahay ka Qeyb qaadashada  Nabada Gaalkayo ,waxaa ayna bulshada Galmudug ugu Baaqeen fududeenta Ololaha Nabad uraadinta Colaada Gaalkacyo
cadaado-okcadaado-ok1cadaado-ok2cadaado-ok3
Previous Post

Aqriso Liiska Rasmiga ah ee Xubnaha Aqalka Sare ku matalaayo Hirshabeelle

Next Post

Dab qasaaro u geystay Ganacsatada Soomaaliyeed oo Ka kacay Mozambique.

Next Post
Dab qasaaro u geystay Ganacsatada Soomaaliyeed oo Ka kacay Mozambique.

Dab qasaaro u geystay Ganacsatada Soomaaliyeed oo Ka kacay Mozambique.

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Kenya u qaabilsan EAC

February 14, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Dowladda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shir-madaxeedka Afrika

February 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shir-weynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka

February 14, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Kaabayaasha Dijitaalka ah (DPI) ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, waxaana si wadajir ah u...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda WFP ee Soomaaliya

February 14, 2026
0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In