Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka shaqeeya Arrimaha Bulshada oo Turkiga uga mahad celiyay taageerada Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maxaad kala socotaa sababaha dhaliyay weerarka Turkigu ku qaaday ururka PKK
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururo Soomaali ah oo ka shaqeeya Arrimaha Bulshada ayaa booqday safaaradda Turkigu ku leeyahay dalka Holand si ay mas’uuliyiinta safaaradda Turkiga uga mahad celiyaan doorka muuqda ee Turkigu ku leeyahay taageerada Shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliya.

Faadumo Faarax oo u hadashay Ururka HIRDO oo ka shaqeeya Arrimaha Horumarinta iyo gargaarka ayaa mas’uuliyiinta safaarada Turkiga ee Holand ugu mahad celisay dadaalka lixaadka leh oo ay Dowladda Turkiga ku bixisay sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeellada ka soo gaartay Qaraxii Wuxuushnimada ahaa ee Argagixisadu 14-kii bishan  ka fulisay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026

Sidoo kale, Faadumo Faarax ayaa sheegtay iney Muqdisho ku sugneyd xilligii uu dhacayay Qaraxii Soobe,islamarkaana ay goob joog u ahayd doorka muuqda ee Turkiga ku lahaa sidii loo caawin lahaa dadkii ay masiibadu haleeshay.

Dowladda Turkiga ayaa diyaarad gargaar caafimaad ah u soo dirtay Muqdisho halka tiro ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe loo qaaday dalkaasi si loogu soo daaweeyo.

Madaxweynaha Turkiga Receb Tayib Erdogan ayaa balan qaaday inuu si dhab ah u garab istaagi doono shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliya si looga adkeeyo horumarada dalka ka socda.

Dowladdo badan ayaa ka soo jawaabay baaqii Dowladda ee ahaa inaan loo kala harin u gurmashada dadkii wax ku noqday Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Isgoyska Soobe.

Previous Post

Olole nadaafadeed oo maanta laga fuliyay Muqdisho+Sawirro

Next Post

R/wasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Turkiga kula kulmay Ankara

Next Post
R/wasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Turkiga kula kulmay Ankara

R/wasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Turkiga kula kulmay Ankara

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In