Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Cape Town+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xubno ka socda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda Cape Town+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kulankaan oo ahaa mid casha sharaf loo sameeyay xildhibaan Abdi Axmad Dhuxulow Dhegdheer oo ka tirsan xildhibaanada aqalka sare ee dowlada fedaraalka Soomaalia iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka dhacay Hotel Cape Tonia ee kuyaalla bartamaha magaalada cape town

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka galay Mas’uulka safaarada Soomaaliyeed ee magaalada cape town abdullaahi Cali Xasan kaasoo daadihinayay su,aalo weydiin dhexmartay xildhibaanka iyo ka soo qeyb galayaashii kulanka.

Xaaji Ibrahim Xuseen oo  ku hadlay afka odayaasha Soomaaliyeed ayaa xildhibaanka uga warbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin Soomaalida ku nool gobalkaan iyo guud wadanka koofur afrika.

Sidoo kale, Mahad Cumar Abdi Mahad Libaax oo jaaliyadda u hadlay ayaa ku faanay in soomaalida gobalkaani ka mideysan yihiin soo dhoweynta martida soomaaliyeed iyagoon u fiirineyn qabiil iyo gobal toona.

Ugu danbeyntiin xildhibaanka ayaa si kooban warbixin uga siiyay jaaliyadda xaalada Soomaaliya iyo howlaha Dowlada Fedaraalka ee iminka socda.

Xildhibaan Abdi Ahmed Dhuxulow dhegdheer ayaa noqonaya mas’uulkii ugu horeeyay ee ka socda aqalka sare ee soo gaara magaalada cape town dalka Koonfur Africa.

Previous Post

Xisbiga ANC ee K/Afrika oo dooranaya hoggaan cusub

Next Post

Baarlamaanka Dalka Uganda oo maanta ka doodaya sharci muran badan dhaliyay

Next Post
Baarlamaanka Dalka Uganda oo maanta ka doodaya sharci muran badan dhaliyay

Baarlamaanka Dalka Uganda oo maanta ka doodaya sharci muran badan dhaliyay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In