Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay Bariire

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro ah oo sida la sheegay Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa farsameynta qaraxyada, uruurinta waxa ay ugu yeeraan Zakawaadka iyo xooraanka xogaha sirdoonka, waxaana lagu qabtay howlgal qorsheysan oo ciidanku ay ka fuliyeen gudaha iyo daafaha deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose.
 
3-da xubnood ee Bariire lagu soo bandhigay ayaa lagu kala magacaabaa Cabdifataax Maxamed oo kooxda u qaabilsanaa sameynta qaraxyada, Cusmaan Cumar oo qaabilsanaa dhanka sahanka iyo Aadan Macalin Siraaji oo nabadiidka u uruuri jiray baada ay ugu yeeraan ‘Zakawaadka’.
 
Saraakiisha GorGor waxay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen in xubnahaan lasoo qabtay iyagoo ku dhuumaaleysanaya gudaha iyo deegaano kale oo u dhow Bariire.
Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daahfurtay Tababarka Tababarayaasha (ToT).

Next Post

Ku-simaha Madaxweynaha KG oo kulan la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ku-simaha Madaxweynaha KG oo kulan la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ku-simaha Madaxweynaha KG oo kulan la qaatay safiirada Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In