Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub +SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub +SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliyeed ayaa shalay galab soo kormeeray goobaha loo diyaariyay Xujayda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ka qeybgalaysa gudashada waajibaadkooda ku aadan Xajka.

Wafdiga Dawladda Soomaaliya waxaa ka mid ahaa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Md Cabdulqaadir Baqdaadi, Wasiirka Beeraha Ugaas Axmed Bile, Safiirka Soommaaliya ee Sucuudiga Daahir Gelle iyo marti kale.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Goobahaasi la diyaariyay ayaa kala ah Mina oo ay Maalmo joogi doonaan Xujaydu laga bilaabo Maanta iyo Banka Carraffo oo la joogi doono, iyadoo goobahaasi laga dareemayo isbedello Ballaaran oo lagu sameeyay meelaha loo qoondeeyay Soomaalida marka la barbardhigo labo sano ka hor.

Agaasimaha Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in Afar Arrimood ay si gaar ah iisoo jiitay, kuwaasi oo kala ah:-

1-teendhooyinka ay Dagayaan Soomaalidu oo hadda ah kuwa labaad ee ugu wanaagsan Wadamada oo dhan.
2- Cuntada loo diyaariyay Xujayda inta ay joogaan Mina oo iyana ah mid aad loo tayeeyay oo bilaash ah ama lacag la’aan ah.
3- Teendhooyinka la harsanayo Maalinta Carraffo oo iyana aad loo horumariyay,kuwaasi oo leh qaboojiyayaal.

Iyo tan 4-aad oo ah in lagu farxo Adeegyada Caafimaad oo ay ka mid yihiin Ambulance-yo iyo Dhaqaatiir u adeegaya Xujayda, kuwaasi oo saacad kasta dhex jooga Xujayda lana gudanaya Waajibaadka iyo Sunooyinka Maalmahaan Barakaysan.

xajxaj1xaj2xaj3

Previous Post

Daawo Sawirrada: C/risaaq Maxamed Axmed oo loo doortay gudoomiye ku xigeenka ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug

Next Post

Daawo Sawirrada: Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah

Next Post
Daawo Sawirrada: Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah

Daawo Sawirrada: Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In