Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalkxiiska ee xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa tacsi u direy dadkii ku geeriyooday weeraradii argagaxisinimo oo ka dhacay xalay magaalada caasimadda u ah dalka Turkiga ee Ankara.

Maxamed Cabdi, wasiirka warfaafinta dalka ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay ka xuntahay dhibaatada kooxaha arxanlaawiyaasha  ay u geysteen dadka shacabka reer Turki, isagoo sheegay in dowlada Soomaaliya ay la qeybsanayso xaaladda adag ee Turkiga hadda heysata.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

“Waxaan tacsi u direynaa madaxweynaha, Ra’iisulwasaaraha iyo shacabka Turkiga dhibaatada ka soo gaartay qaraxyadii ka dhacay magaalada Ankara, waxaan leenahay intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto, kuwo dhaawacyada ka soo gaareena caafimaad ayaa u rajaynaynaa”ayuu yiri wasiir Maareeye.

In ka badan 30 ruux ayaa ku geeriyootay halka ku dhowaad 80 kale ay dhaawacyo ka soo gaareen kadib weerar loo adeegsaday gaari oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada  Ankara ee dalka Turkiga.

Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdugon,  ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhanka kooxaha argagaxisada kuwaas oo uu sheegay in ay ka soo horjeedaan nabadda iyo xasiloonida dalka Turkiga.

 

Previous Post

Wasiirka dhallinyarada oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Ingiriiska “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka ee Radio Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In