Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Washington oo ku dhawaaqday dhammaadka dhacdooyinka Suuriya.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Washington oo ku dhawaaqday dhammaadka dhacdooyinka Suuriya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa ciidamada Militeriga Mareykanka aya ku dhawaaqay dhammaadka dhacdooyinka argagaxa leh ee Suuriya ka dhaca, Faransiiska iyo Ingiriiska oo ka soo horjeeda Barnaamijka hubka kiimikada ee Suuriya loo isticmaalay ayaa ku taageeray wararka ka soo yeeray xulafada Washington iyaga oo dhanka kale xukuumadda Suuriya, Ruushka iyo Iran ku cambaareyay dhiibatooyinka ay ka geeysanayaan Suuriya.

Danford oo uu weheliya Xoghayaha Difaaca Mareykanka James Matisse, aya sheegay in aysan jirin qorshe howlgal milatari ah oo dheraad ah oo ay ka fulinayan gudaha Suuriya, isaga oo intaa ku daray in Ruushka horey loogu digin weerarrada uu ka wada gudaha Suuriya, Madaxa ciidamada Militeriga Mareykanka aya sidokale sheegay in Washington iyo xulufadeeda ay ku dadaalayaan in aysan beegsan ciidamada Ruushka ee Suuriya ku sugan.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Danford aya intaasi ku daray in  weerarkan uu amray madaxweyne Donald Trump uu bilowday subaxnimadii saaka waxana ugu horeeyntii weerarkan lagu beegsaday Sedex xarumood oo lala xiriirinaya Barnaamijka hubka kiimikada ah ee yaala saldhigyada Bishaar al-Asad.

Gobaha ay werarada ka geysteen Mareykanka aya waxa kamid ah Xarun cilmi baaris ah oo ku dhaw Magaalada  Dimishiq, xarun lagu keydiyo hubka kiimikada ah iyo xarun muhiim ah oo ku dhaw magaalada Xomos.

Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka aya si adag ugu hadashay Gabood falo ay shegeen inuu geeystay Bishaar Al Asad kuwa oo aha weeraro loo adeegsaday hubka kiimikada ah kaasi oo kadhacay magaalada Duuma oo dhacda bariga Caasimada Suuriya ee Dimishiq.

Madaxa ciidamada militeriga Maraykanka ayaa sheegay in weerarka oo socday muddo saacada ay  qeyb ka aheyeen  weerarro dhanka Cirka ah oo ruxay degaanada ku harereeysay halkii ay ka dhaceen Werarada.

Sanadkii la soo dhaafay Mareykanka ayaa weerar ku qaaday goobo ay ku sugnayeen Ciidamo ka amar qaato xukuumadda Asad kwaasi oo la sheegay in gaaska  khatarta ah ay u adeegsadeen werarrada ay ka fuliyeen goobaha ay ku suganyahiin dadka rayidka ah.

dawlada suriya oo ka hadashay weerarkan ayaa sheegtay in tani ay tahay gardarro aan geed loosoo gabban, iyadoo intaas ay kudartay in ciidamada suuriya ay soo rideen gantaalo ay soo rideen mareykanka.

xukuumadda Mareykanka  ayaa sheegtay in ay bartilmaameydsanayaan meelo dawlada suriya ay hubka kiimikada ku keydsato, ujeedadeenu ay tahay inay burburiyaan dhammaan xarumaha hubkaas uu ku keydsanyahay.

Khubarada falanqeysa Arimaha milatariga ayaa sheegay in weerarada xulafada Mareykanka  ay kuqaaday Suuriya ay xaalada ugasii dari doonto.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay ka qeyb galka Shir Madaxeexdka 29-aad ee Jaamacadda Carabta

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In