Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee Sanadka 2015 “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee Sanadka 2015 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Ivory Costa ayaa ku guuleystay koobka qaramada afrika ee sanadka 2015-ka,ka dib markii rigoorayaal 9-8 ah uu uga qaaday xulka Ghana.

Xulalka Ivory Coast iyo Ghana ayaa ku ciyaaray garoonka Estadio de Bata oo ammaankiisa si aad ah loo adkeeyay.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaarta inta aysan bilaaban ayaa waxaa la sameeyay xafladii xiritaanka ee koobka qaramada afrika oo soo bilowday 17-kii bishii January ee sanadkan 2015.
cele

cer

cls

Cup

Cupp
Labada Xul ayaana wax gool ah iska dhalin 90-kii daqiiqo ee ciyaarta loogu tala galay,waxaana lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah.

Labada kooxood ayaa isku mari waayay waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ciyaarta,waxaana lagu kala baxay gool ku laad ama rigoorayaaal.

Labadan xul ayaa finalkii sanadkii 1992-dii isugu haray ciyaartii kama dambeysta aheyd ee koobka qaramada afrika,waxana ku guuleystay xulka Ivory Coast.

Labada xul ayaa min labo rigoore iska qasaariyay shantii tuurasho ee ugu horeeysay.

Gool-hayaha xulka Ivory Coast Boubacar Barry ayaa laaday rigoordaa u dambeysay uu xulkiisa mudo 23-sano ka dib uu ku qaaday koobka qaramada afrika.

Xulka Ivory Coast oo lagu naaneyso maroodiyaasha ayaa rigoorayaal 9 ah ku qaaday koobka qaramada afrika,halka xulka Ghana uu dhaliyay sideed rigoore.

Xulka Ivory Coast ayaa ku guuleystay koobkii ugu horeeyay ee qaramada afrka ilaa sanadkii 1992-dii.halka xulka Ghana uusan ku guuleysan koobka qaramada afrika ilaa sanadkii 1982-dii.
Calee

Celee

cileee

Previous Post

Barcelona oo u Soo Dhawaatay Real Madrid,Ka Dib Markii ay Xasuuqday Athletic Bilbao “SAWIRRO”

Next Post

Xukuumadda cusub oo maanta la horgeynayo baarlamaanka

Next Post

Xukuumadda cusub oo maanta la horgeynayo baarlamaanka

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In