Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badaha Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badaha Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo aheyd mid lagu xusayay 8-da Juun oo ah maalinta caalamiga ah ee badaha Adduunka, oo ay soo qaban qaabiyeen ururka xirfadlayaasha ilaalinta badaha Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir iyo Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Aqoonyahanno ku xeeldheer badaha, dhallinyaro, ururro iyo mas’uuliyiinta ururka xirfadlayaasha ilaalinta badaha Soomaaliyeed.

Aqoonyahanno ku xeeldheer arrimaha badaha oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in xuska 8-da Juun ay tahay maalin muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed, maadaama bulshada looga baahanyahay inay ka faa’iideystaan kheyraadka dabiiciga ah ee baddeena Alle ku manaystay.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Guddoomiyaha ururka xirfadlayaasha ilaalinta badaha Soomaaliyeed Caasho Cumar Geesdiir ayaa tilmaamtay muhiimada ay leedahay ilaalinta badaha ay ugu horeyso in la helo meel nabad ah oo ay kalluumeysatadu ku jalaaban karaan.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa ku bogaadiyay dadka soo qaban qaabiyay munaasabadda, isagoo shacabka ku dhiirigeliyay inay ka qeyb qaataan ilaalinta badaha.

Previous Post

James Swan iyo Wasiirka Haweenka oo kulan wada yeeshay

Next Post

Shirkii labaad ee Madasha muuqaalka cimilada Qaranka ee (NCOF) oo qabsoomay

Next Post
Shirkii labaad ee Madasha muuqaalka cimilada Qaranka ee (NCOF) oo qabsoomay

Shirkii labaad ee Madasha muuqaalka cimilada Qaranka ee (NCOF) oo qabsoomay

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In