Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta Naafada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho (DAAWO MUUQAAL)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

International-Day-of-the-Disabled-PersonMunaasabad lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka uuna ka qeyb galay Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay magaalada muqdisho

Munaasabadda ayaa mas’uuliyiintii ka hadashay waxaa ay diirada ku saareen caqabadaha dadka naafada haysta iyo sidii ay u heli lahaayeen Daryeel, isla markaana ay u helaan fursado shaqo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed Cali Cabdullaahi Salaad oo ka hadlay munaasabada ayaa waxa uu dowladda ka codsaday in Naafada Soomaaliyeed kor loo qaado, lana ogaado in ay qayb muhiim ah ka yihiin bulshada.

Agaasimaha Warbaahinta Qaranka mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala oo ka mid ahaa Mas’uuliyiinta ka qayb gashay Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta Naafada Adduunka ayaa waxaa uu ka sheekeyay Barnaamij uu Telefishinka Qaranku ka sameeyay dhibaatooyinka haysta naafada Soomaaliyeed iyo waxyaabihii lagu ogaaday sameynta Barnaamijkaas.

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo arimaha Bulshada Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo ka hadlay munaasabadaan ayaa sheegay in naafada ay tahay awood aan la dafiri Karin, loona baahan yahay in daryeel ay helaan si ay uga qayb qaataan dhismaha Dalka.

Ugu dambeyntii Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee XukuumadDa Soomaaliya mudane Luqmaan Xaaji Ismaaciil oo xafladda soo xiray ayaa sheegay in Wasaaraddu muhiimad siineyso Waaxda Naafada u qaabilsan Wasaaradda, waxaana uu tilmaamay in sharciga naafada loo gudbin doono golaha Wasiirada.

 

Previous Post

Mu’assasada SAFA oo ku baaqday in laga qeyb qaato fidinta diinta Islaamka

Next Post

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Beladweyne kula kulmay Maamulka Gobolka

Next Post

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Beladweyne kula kulmay Maamulka Gobolka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In