Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Yurub oo baaritaan ku sameynaysa talaalka AstraZenica, xili dalal hor leh ay hakiyeen qaadashadiisa

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Yurub oo baaritaan ku sameynaysa talaalka AstraZenica, xili dalal hor leh ay hakiyeen qaadashadiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta talaalka cudurka Corona-ha, oo ay sameyeen shirkada AstraZenica iyo jaamacada Oxford ee dalka Ingiriiska.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

February 15, 2026
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026

Hay’adda ayaa sheegtay in dhowr dal oo Yurub ku yaala ay hakiyeen talaalkan, baarintaankana uu yahay talaabo ay u qaadayaan bad-qabka, waxa ayna hubinayaan warbixino ku aadan in dad qaatay talaalka lagu arkay in dhiigooda xinjiroobay.

Dalalka hakiyey qaadashada talaalka AstraZenica waxaa kamida:- Germany, France, Italy, Ireland, the Netherlands, Denmark, iyo Norway.

Talaalka AstraZeneca ayaa loo adeegsadaa ka hortaga cudurka Covid-19, waxa qaata dadka da’dooda ka weyn tahay 18-ka sano, waxana hore looga sameeyey tijaabo ah in uu ka hortagi karo Corona,balse su’aaalo,welwel iyo go’aano lagu hakinayo qaadashadiisa ayaa hadda soo ifbaxayaan.

Previous Post

Qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Balcad oo ka hadlay dacwadda badda ee ay Kenya nagu haysato “SAWIRRO”

Next Post

Maxkamadda ICJ oo markale bilowday dhageysiga dacwadda baddeenna ee ay Kenya muranka gelisay

Next Post
Maxkamadda ICJ oo markale bilowday dhageysiga dacwadda baddeenna ee ay Kenya muranka gelisay

Maxkamadda ICJ oo markale bilowday dhageysiga dacwadda baddeenna ee ay Kenya muranka gelisay

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Cirka ee XDS oo maanta...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO():-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Qof iyo Codka ee ka dhacday...

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KOONFUR AFRIKA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In