Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 months ago
in Wararka
0
๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Guutaale, oo uu wehlinayay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Moqdisho kusoo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isu-duwidda Ka-Jawaabista Abaaraha dalka, kaas oo muhiim u ah xoojinta isu-duwidda hayโ€™adaha dowladda iyo saaxiibada baniโ€™aadannimo, si si wadajir ah looga jawaabo saameynta sii kordheysa ee abaaraha dalka ka jira.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Shirkan waxaa ka qaybgalay hayโ€™adaha dowladda iyo saaxiibada baniโ€™aadannimo, oo ay ka mid yihiin: Agaasimeyaasha Guud ee hayโ€™adaha dowladda, Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha (OPM), Hayโ€™adaha Qaramada Midoobay (UN), Xafiiska Isu-duwidda Arrimaha Baniโ€™aadannimada (OCHA), wakiillo ka socday hayโ€™adaha kale ee dowladda iyo ururrada bahwadaagta la ah dowladda ee ka shaqeeya gargaarka iyo ka-jawaabista abaaraha ayaa ka qeybgalay.

Ugu horeyn, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa tilmaamay in shirka uu ahaa madal muhiim ah oo lagu mideynayo dadaallada, lagu wadaagayo macluumaad sax ah, laguna gaarayo goโ€™aanno degdeg ah oo wax ku ool ah, si loo yareeyo saameynta abaaraha loona badbaadiyo nolosha bulshada ay dhibaatadu saameysay. Waxa uu sidoo kale u mahadceliyay madaxdii shirka ka soo qeyb gashay, isaga oo ku adkeeyay iskaashi joogto ah iyo Wada-shaqeyn

Ugu dambeyn, Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Guutaale, ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga hayโ€™adaha dowladda iyo la-hawlgalayaasha baniโ€™aadannimada, si loo helo jawaabo mideysan oo wax tar leh.

Previous Post

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

Next Post

Booliiska Gobolka Banaadir oo xiray Askar โ€˜si sharci darro ahโ€™ hub ugu dhex watay Muqdisho

Next Post
Booliiska Gobolka Banaadir oo xiray Askar โ€˜si sharci darro ahโ€™ hub ugu dhex watay Muqdisho

Booliiska Gobolka Banaadir oo xiray Askar โ€˜si sharci darro ahโ€™ hub ugu dhex watay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hayโ€™adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hayโ€™adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In