Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Dalka Ingiriiska oo Saacad ka dib Xirmi Doono
Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhameys tirtay la soo wareegitanka ciyaaryahan Keshi Anderson oo ay kala soo wareegtay kooxda Barton ...
Kooxda Crystal Palace ayaa soo dhameys tirtay la soo wareegitanka ciyaaryahan Keshi Anderson oo ay kala soo wareegtay kooxda Barton ...
Mogadishu, February 02, 2015 - Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta ...
Kooxda Southampton ayaa kooxda Benfica si amaah ugala wareegay ciyaaryahan Filip Djuricic oo khadka dhexe ka ciyaara. Ciyaaryahan Filip Djuricic ...
Ciyaaryahan Juan Cuadrado ayaa si rasmi ah ugu soo biiray kooxda Chelsea,isagoo ka soo tegay kooxda Fiorentina ee dalka talyaaniga. ...
Ciyaaryahan Harry Kane oo weerarka ka ciyaara ayaa shan iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda Tottenham Hotspur oo ku ...
Ciyaaryahan Andre Schurrle ayaa ka tegay kooxda Chelsea,isagoo ku biiray kooxda Wolfsburg oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka Jarmalka. Ciyaaryahan ...
Kooxda Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah kooxda Manchester United ugala soo wareegtay ciyaaryahan Wilfried Zaha. ...
Ciyaaryahan Davide Santon ayaa ka tegay kooxda Newcastle United,isago si amaah ah ugu biiray kooxdiisii hore ee Inter Milan. Ciyaaryahan ...
Ciyaaryahan Alessandro Matri ayaa mar kale dib ugu soo laabtay kooxda Juventus,isagoo ka soo tegay kooxda AC Milan. Ciyaaryahan Matri ...
Kooxda AC Milan ayaa kooxda Parma kala soo wareegtay ciyaaryahan Gabriel Paletta oo daafaca ka ciyaara,iyadoo sidoo kale kooxda Genoa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho