Marxuum Malaaq Malabow oo lagu aasay duleedka magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur ...
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur ...
Kormeerka uu maanta ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda caafimaadka dalka oo ku yaala agagaarka KM0 Wasiirka howlaha guud iyo ...
Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan tartanka loogu jiro ciddii qaban laheyd madaxtinimada ...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ...
Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ugu ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray dadkii ku naf waayey weerarkii ...
Xildhibaan Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan (Kheyraat) oo ka mid ah Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah ...
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in weerarkii maanta ay ku dhinteen 10 qof halka ...
Madaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax ...
Ciidamada NISA ayaa soo gabo gabeeyay howlgalkii ay ka fulinayeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay weerar ku ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho