Maamulka Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Sheybaar lagu baarayo tayada qalabka dhismaha Guryaha “SAWIRRO”
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta xariga ka jaray ...