Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Ciidamada Xasilinta ku booriyay iney dardar geliyaan sugida Amniga Muqdisho+Sawirro
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre,Wasiirka Amniga Xukuumadda,Saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ...