Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug iyo saraakiil ka socatay hay’addaha qaramada midoobay ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug.

Wafdigaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Oshaca ee magaalada galkacyo waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin ka kala socatay hay’adaha kala duwan ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Soo dhaweyn ka dib waxaa warbaahinta ugu horeyn la hadlay duqa dagmada Gaalkacyo Xirsi yuusuf barre oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in magaalada Gaalkacyo ay soo gaaraan wafdi isugu jiray madaxda maamulka iyo saraakiisha hay’addaha gar gaarka qaarkood maadaama ay ka jireen deegaanka dhibaatooyin fara badan oo la xariira dhanka adeegyada bulshada.

Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa isna dhankiisa faah faahin ka bixiyay ujeedka socdaalka ay ku yimaadeen Gaalkacyo taas oo uu sheegay in ay la xariirto u kuurgalida xaaladaha amniga iyo baahiyada dhanka adeegyada bulshada sidoo kalana maalmaha soo socda ay kulamo arimahaasi looga hadlay kula qaadan doonaan magaalada galkacyo saraakiil ka socata Hay’addaha Qaramada midoobay.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo ku aadan Maalinta Xuriyadda u diray dowladda iyo shacabka dalka Kuweyt

Next Post

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Next Post
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In