Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad loogu talo galay isku aadka ciyaaraha xiliga xagaaga ee sanadkan 2018 ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio.ย ( Ohio International Spring Cup 2018 )

Waxaa ka soo qeybgalay dhalinyaro aad u badan oo ka mid ah ciyaartooyda iyo tababarayaal Soomaali ah ,qaar kamid ah dhalinyarada ayaa ka yimid goboladda kale ee dalkan qaarkood si ay qeyb uga noqdaan qorituurkan.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Waxaa ka so qeybgalay Columbus City Councilย  Emmanuel V.Remyย  oo ku tilmaamay Sportska waxa kaliya oo dhalinyarada u horseedi kara wanaag iyo in ay ka helaan xirfad iyaga oo ka weecanaya wadiiqooyinka xun xun, waxa uu muujiyay sida ay uga goโ€™antahay xafiiskooda in uu dhalinyarada ka garabsiiyo qabsoomida barnaamijyada noocan oo kalaa.

Monica Hawkins oo ah looyaradย  ka tirsan Maxkmada Franklin County ayaa iyana dhankeeda ka qeyb qaadanaysay sidii loo dhiirogalin lahaa dhalinyarada.

Burhan Ahmed oo ah Nin dhalinyaraa oo u ololeeya arimaha Bulshada isla markaana la shaqeeya qeybo ka mid ah laamaha caafimaadka iyo qareeno ayaa dhankiisa waxa uu si weyn u tilmaamay dhibaatada dhalinyarada ku haysta gobolkan iyo in sanad walba ay dhintaan dhalinyaro, kuwaas oo laga bad baadin karay hanaanka qaldan ee ay noloshooda u wajaheen, waxa uuna ugu baaqay dhalinyarada iyo jaaliyadaba in la iska kaashado samatabixinta dhalinyarta Soomaaliyeed ee ku nool Ohio.

Ali Seedoow oo ah Tababare ciyaarta kubada Cagta isla markaana ah madaxa Barnaamijkanย ( Ohio International Spring Cup 2018 ) ayaa sheegay in waqti badan ay soogaliyeen barnaamijkan iyo in ay ugu talogaleen in dhalinyarada loo abuuro xiliyo ay nolosha shaqada iyo schoolka uga nastaan ciyaaraha halkii ay aadi lahayeen meel qaldan.
โ€ Dhalinyarada hadaan la mashquulin oo aanan u abuurin barnaamijyo noocaan ah waxaa ashquulin doona kuwo aan wanaag iyo jiritaan u ogoleey โ€ ayuu yiri Ali Sedoow oo intaa ku daray in uu shaqsiyan mudo soo tababarayay Kooxo dhainyaraa iyada oo ana cidina dhaqaalo ku siinayn ilaa iyo iminkana uu diyaar u yahay howshaasi.
Farhan Abdi oo ka mid ah Hogaamiyayaasha Dhalinyarada gobolka Kintucky ayaa dhankiisa waxa ka sheekeeyay howlaha ay dhalinyro ahaan ka hayaan Kintucky iyo ay jiraan Kooxo aad u badna oo ciyaara Kubada Cagta kuwaas oo sanadkan ka qeyb qadan doona ciyaaraha xagaaga ee sanadwalba lagu qabto Columbus Ohio.
Kowsar oo kamid ah dhalinyarada Columbus ku nool ayaa dhalinyarada ku dhiirogalisay howsha ay qabteen iyo sida ay iskugu xiranyihiin una doonayan in ay kuwa kale ugu yeeraan wanaaga, โ€œKubadu waa isku xiraha dhalinyara ayay tiri Kowsarโ€
Intabadan dadkii ka hadlay Qorituurka ayaa ka sinaa sida dhalinyarada ay muhiim ugu tahay Ciyaarta kubada taas oo Maskax ahaan, Jir ahaan, iyo dhaqan ahaanba ka ilaalinaysa.
Sanadwalba xiliga xagaaga waxaa Columbus soo buux dhaafiya dhalinyaro ka kala timaada Meelo kala duwan kuwaas oo ka qeyb qaata ciyaaraha xagaaga oo socda sadex cisho

Previous Post

Heyโ€™adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

Next Post

Saraakiil ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda dalka oo tababar loogu qaaday Tansania+SAWIRRO

Next Post
Saraakiil ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda dalka oo tababar loogu qaaday Tansania+SAWIRRO

Saraakiil ka tirsan hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda dalka oo tababar loogu qaaday Tansania+SAWIRRO

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In