R/wasaare Khayre”Waxaan qorsheynay in qeyb qeyb u soo qaadno muwaadiniinta ku xaniban Liibiya iyo wadamada kale
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hadalkan jeediyay kadib kulan soo dhawayn iyo dhiirigalin ah oo ...