Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka ...
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray jawdalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee BFS ka soo gelaya ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka ...
Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha kulankan uu la qaadanayay Ku-xigeenka madaxa Waaxda xariirka caalamiga ee xisbiga ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium ...
Masuuliyiinta Xaruunta Farsamada gacanta ee Xayle Bariise ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan Tababarida ardayda Kuliyadda Injineerinka la saxiixday Jaamacadda ...
Shirkan oo ay ka qayb galayaan Howlwadeeno iyo Agaasimayaal ka kala socda heer qaran iyo dowlad goboleedyada ayaa waxaa diirada ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar Xaaji, oo ay weheliyaan Agaasime Goboleedka Hay’add ...
Dagaallo ayaa ka soo cusboonaaday maanta oo Arbaco ah, qeybao kamid ah Marib, ee waqooyiga dalkaasi Yeman, kaasi oo u ...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa goordhaw soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya Sideed kursi oo ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho