C/Kariin Guuleed “Waxaan rajeynayaa in dadaalka xukuumadda ee qabsoomidda shirka iyo doorasho hufan uu mira-dhalo”
Madaxweynihii hore ee Galmudug, haatana ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey ...











