Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 50 kun oo Falastiiniyiin ah ay ku barakaceen duullaanka Israa’iil ee Gaza

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 50 kun oo Falastiiniyiin ah ay ku barakaceen duullaanka Israa’iil ee Gaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha beni’aadanimada ayaa shegay in 52 kun oo Falastiiniyiin ah ku barakaceen duullaanka Israa’il ku heyso magaalada Gaza.

Ciidamada cirka ee Israa’iil ayaa duqeyn ku dumiyay 450 dhismo oo ay deganaayeen dad rayid ah, taas oo sababtay in dad badan noqdaan hoy la’aan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Afhayeenka xafiiska Qaramada Midoobay Jens Lerke ayaa sheegay in dad lagu qiyaasay  47,000 la dejiyay 58 iskuul oo ay maamusho Qaramada Midoobay, kuwaas oo ku yaal magaalada Gaza.

Afhayeenku wuxuu intaas ku daray in ciidmada Israa’iil ay duqeeyeen 6 isbitaal iyo xarumo kale oo dadka lagu caawiyo.

Dagaalkaan oo galay maalintiisi Sagaalaad, ayaa waxaa ku dhintay  213 qof oo ay ku jiraan 61 carruur iyo 36 haween ah.

Dadka ku dhaawacmay duqeymaha Israa’iil ee magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin ayaa kor u dhaafay 144  qof.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goobihii uu fatahaadda ka sameeyay Webiga Shabeelle “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo soo xiray shirweynaha haweenka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo soo xiray shirweynaha haweenka “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo soo xiray shirweynaha haweenka “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In