DEG DEG: Itoobiya oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan TPLF halka kuwo kalena nolal ku qabteen
Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar ...
Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ...
Sideed kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge, Mukhtaar Nuurow oo argagaxisada ugu xil saarnaa dhibaateynta shacabka gobolka ...
Dalka Jarmalka waxaa sii xoogeeysanaya xanuunka COVID-19, dowlada Jarmalka a waxay wadaa dadaal la xiriira ka hortagga COVID-19 waxaa la ...
Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya oo kaa shaneysa Waaxda nadaafada iyo bilic soo celinta gobalka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha Bulaacad Casri ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada kulammada uu la yeelanayo siyaasiniinta dalka, ayaa maanta ...
Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka labada Wasaaradood iyo dardar galinta ...
Labada Aqal ee Golaha Congress-ka wadanka Mareykanka ayaa ugu dambeyn maanta ansixiyey doorashadii dhowaan ka dhacday dalkaasi ee uu ku ...
Taageero yaasha Donald Trump ayaa qabsaday oo galay dhismaha Capitol Hill ee magaalada Washington halkaas oo uu ka socday kulan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho