Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

218 Arday Oo Imtixaanka Fasalka 8aad U Fadhiisatay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
218 Arday Oo Imtixaanka Fasalka 8aad U Fadhiisatay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Bakool “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waa markii ugu horeysay tan iyo burburkii dowladii dhexe 30 sano kaddib ardayda ay u fariistaan imtixaanka  shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe, Gobolka Bakool imtixaanka waxa sanakdan uga qeybgalay 218 arday, waxa lagu qabtay 3 degmo kuwaasi oo kala ah Waajid, Ceelberde iyo magaalo madaxda Bakool Xudur.

Munaasabadda dahfurka Imtixaanka fasalka 8aad dugsiga dhexe oo lagu qabtay degmada Xudur waxa ka soo qeybgalay Maamulka Gobolka, kan Degmada, bahda waxbarashada, Waaladiinta ardayda, Saraakiisha booliska iyo ardayda imtixaanka u fariisatay oo tiradoodu aheyd 99 arday oo ka kala socday dugsiyada Maama Geediya iyo Shodog, waxana imtixaanka lagu qabtay xaruunta dugsiga sare ee magaalada Xudur.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Ugu horeyn waxa ka hadlay Guddoonka Waxbarashada Degmada Xudur Aadan Axmed Maxamuud iyo Guddoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Xuddur Malaak Cabdiraxmaan, kuwaasi oo ardayda ku booriyay inay ku kalsoonaan naftooda.

Maamulayaasha Dugsiyada iyo marti sharaf dahfurka xafladda kadahlay ayaa ardayda u rajeeyey in ay ku guuleystaan imtixaanka ayna ku kalsoonyihiin tayada Waxbarashadooda.

Intii ay socotay munaasabadda dahfurka imtixaanka fasalka 8aad waxa goobta ka hadlay Guddoomiyaha waxbarashada Gobolka Bakool Cabduqaadir Nuur Cadow, Taliyaha qeybta booliska Gobolka Cornel Cabdullaahi Qadaafi iyo Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee Gobolka Bakool Cabdulaahi Maxamed Nuur, kuwaasi oo si wadajir ah ardayda u rajeeyay inay ku guuleystaan imtixaanka, ayna muujiyaan aqoonta ay barteen.

Previous Post

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmay Dhuusamareeb

Next Post

Mas’uuliyiintan Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada iyo Sugnaanta “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiintan Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada iyo Sugnaanta “SAWIRRO”

Mas’uuliyiintan Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada iyo Sugnaanta “SAWIRRO”

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In