Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

50 arday oo Taliska Boliiska oo tababar ugu direy dalka Uganda-Sawiro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
50 arday oo Taliska Boliiska oo tababar ugu direy dalka Uganda-Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waayihii ugu dambeeyay uu waday siyaasada la xiriirta horumarinta iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa dalka Uganda u ambabaxay arday ka baxday dugsiyada Sare oo soo codsaday islamarkaana imtixaan u galay ka mid noqoshada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed kaddib markii laga baahiyay warbaahinta qaranka ogeysiiska la xiriira in Boliisku uu qaadanayo arday waxbaratay oo saldhig u noqoneysa horumarinta ciidanka kuwaa beri noqonaya saraakiisha hogaamin doonta Ciidanka.

Ardaydani ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay Safiirka dowladda Soomaaliya u jooga dalka Uganda Dr Sayid Axmed Sheekh Daahir,Safiirka dowladda Uganda u fadhiya dalkeena Maj. Gen. Nathan Mugisha,qaar Ka Mid ah saraakiisha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, waxaana ardaydaniΒ  oo tiradoodu ay tahay 50 arday ay yihiin kuwo dalka Uganda ku soo qaadan doono tababar laba sano .

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Taliyaha Hogaanka qorshaha iyo Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Garaad Nuur Cabdulle oo saakay ku sagootiyay ardaydaasi garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa ka hadlay ahdaafta laga leeyahay in Boliisku uu qaato arday waxbaratay oo saldhig u noqoneysa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, waxaana mahadcelin uu u jeediyay isagoo ku hadlayay magaca Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed dowladda Uganda oo qeyb libaax leh ka qaadaneysa tababar siinta ardaydani.

Safiirka Β Soomaaliya u jooga dalka Uganda Dr Sayid Axmed Shiikh Daahir,Safiirka dowladda Uganda u fadhiya dalkeena Maj. Gen. Nathan oo si wada jir ah ardayda ula hadlay ayaa talooyin dar daaran u jeediyay oo ku aadan waxbarashada dalka Uganda ay u aadayaan iyagoo uΒ  balan qaaday inta tababarka ay ku jiraan ay garabkooda taagnaan doonaan.

Qaar ka mid ah ardaydii saakay u ambabaxay dalka Uganda oo aan la hadalnay ayaa ka waramay dareenkooda ku aadan ku biirista ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo tababarka ay ugu baxeen Uganda.

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa mudadii koobneed uu xafiiska joogay wuxuu fagaara badan ka sheegay in loo baahanyahay in ciidanka ay ku soo biiraan arday waxbaratay oo badaleysa saraakiisha hada shaeyneysa, waxaana shalay gal taliyaha uu dar daaran u jeediyay ardaydani maanta u ambabaxa.

IMG_2631 IMG_2634 IMG_2637 IMG_2644 IMG_2651 IMG_2655 IMG_2660 IMG_2661

Sawir Qaade: Mustaf Xuseen Β Cabdulle

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo booqday Isbitaalka weyn ee Garowe-Sawirro

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliya oo Xildhibaano afur ugu sameeyay Johannesburg-Sawirro

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliya oo Xildhibaano afur ugu sameeyay Johannesburg-Sawirro

Jaaliyadda Soomaaliya oo Xildhibaano afur ugu sameeyay Johannesburg-Sawirro

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In