Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo dardaaran iyo dhiirrigelin ugu tagay ciidanka XDS ee ku sugan jiiddaha hore ee gobolka Shabeellada Dhexe

Idman Yahye by Idman Yahye
9 months ago
in Wararka
0
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga oo dardaaran iyo dhiirrigelin ugu tagay ciidanka XDS ee ku sugan jiiddaha hore ee gobolka Shabeellada Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(SHABEELLADA DHEXE) Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga, Sheekh Abuukar, ayaa dardaaran adag u jeediyay ciidamo ka tirsan Gor Gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Afhayeenka ayaa si gaar ah ula kulmay saraakiisha iyo ciidamada Ururka 10-aad ee Guutada 18aad Kumaandooska Gor-Gor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isagoo halkaa uga jeediyay wacdi iyo waano ku aadan, sidii ay ciidanku ugu sii dhiirran lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo argagixisada Daacish.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Waxa uu sheegay in ay tahay xilligii lasoo afjari lahaa dagaalka Khawaarijtana dalka laga sifeyn lahaa. Sidoo kalena la joogo waqtigii la oofin lahaa ballan qaadyadii ciidanka ee Soomaaliya oo nabad ah,lana baratanta dalalka dhiggeeda ah.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka xal u helista Barakacayaasha oo Addis ababa lagu qabtay

Next Post

“Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo” (WARBIXIN)

Next Post
“Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo” (WARBIXIN)

"Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo" (WARBIXIN)

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In