Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan qado ah oo la sameeyay wafdi ka socda Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta qado sharaf u sameeyay wafdiga ka socda Jaaamacadda Carabta oo shalay Muqdisho soo gaaray, kaasi oo ku saabsan soo dhaweyn, iyadoo uu ka qeyb galay safiirka Jaamacadda Carabta u jooga Somaaliya.

Kulanka qadada ah ayaa la isku dhaafsaday aaraah kala duwan oo ku aadan sida ay Jaamacadda Carabta uga qeyb qaadan karto mashaariicda horumarineed ee ka socda Caasimadda.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” oo hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo dhaweeyn u sameeyaan wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta.

Faiz Mohamed Al-Mudeiri oo ah mas’uulka hogaaminaya wafdiga Jaamacadda Carabta ka socda, isla markaana ah safiirka Dowladda Kuwait u fadhiya Dalka Jabuuti ayaa maamulka Gobolka Benaadir uga mahadceliyay casuumadda ay u fidiyeen.

Mas’uuliyiinta Jaamacadda Carabta iyo maamulka Gobolka Benaadir ayaa socod ku soo maray xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta ay horu dhac u yihiin wafdi uu hogaaminayo R/waaare ku-xigeenka dowladda Kuwait oo maalmaha soo socda lagu wado in uu soo gaaro caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

DSCF7001 DSCF7003 DSCF7004 DSCF7005 DSCF7007 DSCF7008 DSCF7010 DSCF7013 DSCF7015 DSCF7017 DSCF7038 DSCF7039 DSCF7040 DSCF7044 DSCF7049 DSCF7061 DSCF7063 DSCF7079 DSCF7081 DSCF7083 DSCF7085 DSCF7086 DSCF7100 DSCF7103 DSCF7105 DSCF7106

Previous Post

Shir looga hadlayo dib u eegista waxbarashada dalka oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In