Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar lagu baranayay maamul wanaagga oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababar lagu baranayay maamul wanaaga iyo hanaanka doorashooyinka ayaa lagu soo geagebeeyay Muqdisho.

Munaasabaadaan oo lagu soo xirayay tababar muddo 24 cisho ah uga soconayay magaalada Muqdisho 164 qof oo isugu jiray shaqaalaha dowlada Hoose ee Xamar iyo maamullada degmooyinka Gobolka Benaadir, ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay sii hayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka ee Soomaaliya, mas’uuliyin ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir iyo qeybaha bulshada ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Tababarkan oo ay iska kaashanayeen Maamulka Gobolka Benaadir iyo Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa waxa lagu baranayay tababarkaasi dowlad wanaagga iyo hanaanka doorashooyinka dowladaha hoose, waxaana munaasabadaasi mudaddii ay socotay suugaan ka turjumeysa waxqabadka maamulka Gobolka Benaadir ku soo bandhigeen kooxo faniin ah oo ka dhisan caasimadda.

Guddoomiyaha degmada C/casiis Cismaan Muxidiin Cali Cariif oo ugu horeyn munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in munaasabad ceyn kaan oo kale lagu qabto xarunta Degmada.

Guddoomiyaha gobolka Benaadir mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo isna ka hadlay xafladda ayaa uga mahadceliyay hay’adaha ka qeyb qaatay fududeynta tababarka, isagoo xusay in maamulka Gobolka Benaadir uu sii wadi doonaan tababarada nuucaani oo kale ah.

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre Siihayaha Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya oo soo xiray tababarka ayaa kula dar daarmay in ka qeyb galayaashii tababarkaas in waxyaabihii ay ka barteen ay bulshada ugu adeegaan, isagoo xusay in arrintani ay qeyb ka tahay hirgelinta Nidaamka Federaalka.

Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaalada uu Maamulka Gobolka Benaadir ugu jiro hirgelinta doorashooyinka dowladaha Hoose ee Xamar.

DSCF9006 DSCF9019 DSCF9038 DSCF9046 DSCF9049 DSCF9076 DSCF9086 DSCF9111 DSCF9121 DSCF9124 DSCF9142 DSCF9143 DSCF9144

 

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Jarmalka oo abaal marinta sanadka 2014 u garatay Elman Peace and Human Rights (Daawo Sawirrada)

Next Post

Dowladda Jarmalka oo abaal marinta sanadka 2014 u garatay Elman Peace and Human Rights (Daawo Sawirrada)

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In