Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Dhalxa “Guddoon cusub ayaa loo doortay Baarlamaanka wadamada Jaamacadda Carabta”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka baarlamaannada wadamada Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Qaahira ayaa lagu wadaa in maanta la soo gebagebeeyo.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo shirkaasi ka qeybgalaya ayaa Radio Muqdisho u sheegay in kulanka lagu doortay gudoon cusub oo uu yeesho baarlamaanka wadamada Jaamacadda Carabta.

Related posts

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

June 20, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

June 20, 2026

Mudane Dhalxa ayaa xusay in gudoomiyaha Baarlamanka wadamada jaamacadda Carabta markale loo doortay Axmed Maxamed Garwaan oo u dhashay wadanka isu tagga imaaraadka Carabta.

Wuxuu intaa ku daray in Afarta gudoomiye ku xigeen ee baarlamaanka jaamacada Carabta loo doortay rag u kala dhashay wadamada Sudan, Aljeriya, Maroco iyo Kuwayt.

Xildhibaan Dhalxa ayaa tilmaamay in doorashada kadib kulanka baarlamanka jaamacadda carabta laga soo saaray qodobo ku saleeysan siyaasadda, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Mudane Dhalxa ayaa hoosta ka xariiqay in kulanka Baarlanka la soo geba gebeeyn doono maanta, isagoo tibaaxay ineey ka soo bixi doonaan qodobo wax tar u leh dalkeena Soomaaliya.

Previous Post

Real Madrid oo Rikoor Cusub Dhigtay iyo Liverpool oo Ka Hartay Koobka Champions League-ga “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka qayb galay kulan aqoon iswaydaarsi lagu soo qabtay Kenya

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ka qayb galay kulan aqoon iswaydaarsi lagu soo qabtay Kenya

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah,...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka oo heshiis iskaashi kala saxiixday

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka oo heshiis iskaashi kala saxiixday

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka Dr. Muhammad Al Jasser ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In