Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan Isbortis oo lagu soo gebagebeeyay degmada Jalalaqsi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gebagebeeyay tartan Isborti oo kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galeen in ka badan 16-kooxood oo ka dhisan degmadaasi.

Koobka loo dhigay kooxahan ayaa loogu magac daray howlgalka Badweynta Hindiya ee dalka looga sifeynayo Alshabaab, waxaana ku guuleystay kooxda kubadda cagta Iftin oo hal iyo eber uga badisay kooxda Alcimra.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Gudoomiyaha dhalinyarada Isportiga ee degmada Jalalaqsi Mahdi Maxamed Xasan ayaa ku dhawaaqay natiijada ciyaartaasi, isagoo abaalmarino qaaliya gudoonsiiyay kooxda ku guuleeystay koobka Badweynta Hindiya iyo labada kooxood ee galay kaalimaha Labaad iyo Sadexaad.

Qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada Jalalaqsi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin tartankan isborti ee lagu qabtay degmadaasi, kuwaas oo sheegay ineey la dhaceen daawashada ciyaartaasi mudadii ay socotay.

Degmada Jalalaqsi oo ka mid ah deegaannadii ugu dambeeyay ee lagu xoreeyay howlgalka Badweynta Hindiya, ayaa hore  kooxda Shabaab waxa ay uga mamnuuceen noocyada isbortiga.

Tartankan ayaa noqonayo kii ugu horeeyay ee lagu qabto degmadaasi, wixii ka dambeeyay markii laga xoreeyay maleeshiyaadka Al-shabaab.

Previous Post

Maxkamadda sare ee Galmudug oo ku baaqday in wax laga qabto kooxo dhigta jid-gooyooyin

Next Post

Guddiga Farsamada ee Mamaul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo tababar u furmay

Next Post

Guddiga Farsamada ee Mamaul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo tababar u furmay

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In