Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Oo Qalab Isboorti ku Wareejisay Maamulada Dalka Ka Jira “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda ciyaaraha iyo dhlinyarada ee Xukuumadda Soomaliya ayaa maanta deeq kubadda cagta ah ku wareejisay wakiilo ka socday maamul gobalaedyada iyo maamulada gobalada dalka, iyadoo deeqadaasi wasaaradaa ciyaaraha iyo dhalinyarada ay wareejisay ayaa gaareysa 4500 kubad.

Deeq wareejinta kaddib ayaa waxa warbaahinta la hadlay  sii hayaha wasiirka  ciyaaraha iyo dhalinyarada mudane Khaalid Cumar  Cali, isagoo sheegay in  deeqdani kubada cagta ah ay qeyb ka qaadaneyso is dhex galka bulshada islamarkaana  maamulada gobalada dalka looga baahan yahay in ay sii xoojiyaan sidii dhalinyarada Soomaliyed  loogu wacyi galin lahaa isdhax galka bulshada iyo muhiimada uu leeyahay.

Related posts

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.

August 6, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

August 6, 2026

Dowladda Federaalka soomaaliya iyo hey’adaha ka howlgala dalka ayaa waxa ay mudooyinkii dambe dalka ka wadeen olole lagu wacyi galanayo dhalinyarada soomaliyed sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen is dhexgalka bulshada iyo horumarka dalka.

DSC00257 DSC00259 DSC00260 DSC00261 DSC00262 DSC00263 DSC00264 DSC00264 DSC00266 DSC00267 DSC00268 DSC00270 DSC00271 DSC00275 DSC00276 DSC00277 DSC00278 DSC00280 DSC00291 DSC00301 DSC00303 DSC00306 DSC00307 DSC00312 DSC00314

Previous Post

Kulan looga hadlayay Dhismaha Wadada Xeebta ee isku xirta Muqdisho iyo Hobyo Oo Xamar Lagu Qabtay

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo ka qayb galay munaasabadda xuska Maalinta Afrika (Africa Day) 2026.

August 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha

August 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

Golaha Wasiirradao oo ka hadlay geeddi-socodka sameynta Baasaboorka Soomaaliya ee Jiilka Saddexaad

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In