Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Chelsea iyo Sheffield United oo u Soo Baxay Semi-Finalka Koobka Capital One “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Derby County oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa waxaa garoonkeeda Pride Park 1-3 uga badiyay kooxda Chelsea.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 23-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Eden Hazard,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii koowaad ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ediin goolEdin goolEdin CeleeEdinCelee

Ciyaaryahan Filipe Luis ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad oo laad xur ahaa u dhaliyay kooxda Chelsea.

Filpe free Flipe celee

Ciyaaryahan Craig Bryson ayaa daqiiqadii 71-aad ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Derby County.

Bryson gool

Ciyaryahan Jake Buxton ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Derby County.

Red

Ciyaaryahan Andre Schuerrle ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

Andrea gool

Andreacelee

Kooxda Chelsea ayaa markii 12-aad u soo baxday Semi-finalka koobka Capital One.

Kooxda Sheffield United oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Capital One,ka dib markii ay garoonkeeda Bramall Lane 1-0 uga badisay kooxda Southampton.

Ciyaaryahan Mark McNulty ayaa daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Sheffield United.

gool goool goooolCalee Celee CileeeSadcalee Celee

Ciyaaryahan Florin Gardos dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Southampton.

Red

kooxda Southampton ayaa kulankii shanaad oo xiriir ah laga badiyay dhamaan tartamada.

Kooxda AFC Bournemouth oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska ayaa habeen danbe la ciyaari doonto kooxda Liverpool.

Sidoo kale kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeeda White Hart Line habeen danbe kula ciyaareyso kooxda Newcastle United.

Previous Post

Real Madrid oo u Soo Baxday Finalka Koobka Naadiyada Aduunka “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin gar gaar ah u qeybisay dad naafo ah

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin gar gaar ah u qeybisay dad naafo ah

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In