Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waddada Hanti Wadaag ee degmada Warta Nabadda oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Maamulka Gobolka, kan degmada Warta Nabadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta dhagax dhigay Waddada Hanti-wadaag, halkaasi oo dhawaan lagu sameyn doono dib u dhis.

Dib u dhiska waddadan oo isku xirta xarunta degmada iyo Isgoyska Geed-Jaceyl ayaa dib u dhiskeeda waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka iyo hay’adda USAID oo Mareykanka u qaabilsan horumarinta caalamiga ah, kaasi oo qeyb ka ah mashruuca Danguud.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Guddomiyaha Degmada Warta Nabadda Yasiin Nuur Ciise oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu mahadcaliyay Maamulka Gobalka Benaadir hirgelinta mashruuca lagu dhisayo Waddada Hanti-wadaag, waxaana uu intaa ku daray in ka maamul ahaan ay la shaqeyn doonaan howlwadeenada howshaasi wada.

Duqa maqaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxmed Xuseen “Mungaab” oo dhagax dhigay Waddada ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay mashruucyada dib u habeyn lagu sameynayo waddooyinka.

Mashruca Laamiga lagu saariyo Waddada Hanti-wadaag Degmada Warta Nabada ee maqaalada Muqdisho ayaa waxa si aad ah u soo dhaweyay bulshada halkaasi ku nool, oo dhib weyn ku qabay bur burka Waddada

DSCF2029 DSCF2032 DSCF2034 DSCF2043 DSCF2045 DSCF2046 DSCF2048 DSCF2049 DSCF2050Sawir Qaade:- Jabiiba

Previous Post

33 Sargaal oo Tababar loo soo xiray

Next Post

Beelo heshiis ku kala saxiixday waqooyiga Gobolka Galgaduud

Next Post

Beelo heshiis ku kala saxiixday waqooyiga Gobolka Galgaduud

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In