Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada:- Xafladdii xalay lagu qabtay taliska ciidanka booliiska ee Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamuusayay sanadguuradii 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay taliska ciidankaasi ee magaalada Muqdisho.

Xaflada ayaa waxaa  ka qayb  galay  ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha  baralamaanka  federalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,   xubo ka tirsan labada  gole ee dowladda,   taliyayaasha  cidamada  qalabka sida,  iyo marti   sharaf  kale .

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Munabadaasi   intii ay soo cotay   ayaa waxaa  heeso    iyo    riwaayado  ka tirjumaya  wax qabadka  cidanka   boliska  Soomliyeed     ku soo ban dhigay    hobollada   fanka  ee Heegan.

Taliyaha  boliska   gobalka  banadir  Gen.  Maxemed  Cumar Madaale oo ku  hadlay xaflada  ayaa ka hadlay wax yabahii  u qabsoomay  boliska Soomaaliyeed, isagoo  dowladda Somalia   ka  dal  baday  in   sare loo qaado   tababaradda  kor loogu qaado  aqoonta   ciidanka  boliska .

Qaar ka mid ah Taliyaasha   cidanka qalabka sida  ee Soomliyeed oo  ka  hadalay  xafladaasi ayaa    hanbalyo    u diray   cidanka  boliska,  iyagoo   ku  amaanaay  kalinta      muhiimka  ah  oo  ay  kaga  jiran  difaac  qaranka iyo sugidda ammaanka dalka.

Gudoomiyaha  baralamanka  ahna   ahna   ku simaha  madax wyanaha   jamuuridda  federalka Soomaaliya    mudane  Maxamaeed  Sh , Cisman   Jawaari,    oo ugu danbayntii ka  hadlay    munabadaasi ayaa  sheegay  in ciidanka  booliska Soomaaliyeed ay  yihiin  hooyadda  cidanka qalabka   sida,  isagoo xusay ineey ka soo baxeen booliiska saraakiil magac  ku leh ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna hamabalyo iyo bogaadin u diray ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

“Jawaari”  ayaa      ku dhiiri  galiyey dhalin yadda Soomaaliyeed   in ay  ka  mid noqdaan  cidanka qalabka sida,   isagoo tilmamay  in ay  tahay  wax loo bahan yahay in    dhalin yaradu    kamid  noqdaan  cidanlka sida  si ay  door uga qataan    difaaca  dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

 Cidanka  boliska somaliyeed ayaa   la aas aasay   20  bishii   desenbar 1943  waana   cidankii ugu  horeyey  ee uu yeesho   dalkeena.

 

DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA DIGITAL CAMERA

Previous Post

Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland

Next Post

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Next Post

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda oo xafiis ka furatay degmada Jowhar

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In