Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii-hayaha Ra’isul wasaaraha  oo kulan sagootin ah loo sameeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

sagotin

Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare C/weli loo sameynayay iyo mudada xilka uu hayay wada shaqeyntii dhex martay shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaraha.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Mudada kulanka ay kas oo qeyb galeen dhamaan shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaraha iyo sidoo kale la taliyaasha sii-hayaha Ra’isalwasaaraha  ayaa mudada uu socday waxaa warbixino kala duwan laga dhageystay Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee xafiiska Ra’isalwasaaraha.

Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed sii hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shaqaalaha xafiiskiisa ka howlgala ay dadaal wada bixiyeen isla markaana kaalin weyn ka qaateen horumarinta howlaha xafiiska uu shacabka Soomaaliyeed uu hayo.

Sidoo kale sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya ayaa kula dardaramay shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaaraha in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan Ra’isalwasaaraha cusub ee imaan doona maadaama shaqada la qabanayo loo hayo dadka iyo dalka.

Ugu dambeyn mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka hadlay waajibka muwaadin walba oo Soomaali ah ka saran ka shaqeyn horumarka iyo midnimada dalkiisa iyo sida laga maarmaan ay u tahay in laga wada shaqeeyo gaarsiinta dalka halka uu hiigsanayo.

“Waxaa imaan doona Ra’isulwasaare cusub shaqada waa ay ku cusub, waxaana u malaynaya in uu yahay shakhsi aad wada taqaanaan, waa nin walaalkeena ah waa nin waaya arag ah waxaana rajaynayaa in shaqada uu wax badan ku soo kordhin doono” ayuu yir Mudane Cabduweli

 

 

Previous Post

Akhriso Wargeyska Dalka Caddadkiisii Todobaadkan

Next Post

Tilmaamaha Khawaarijta Dhageyso

Next Post

Tilmaamaha Khawaarijta Dhageyso

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In