Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Sharma’arke oo ka hadlay qorshahiisa siyaasadeed uu dalka ku hogamindoono (Dhageyso+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/wasaare Cumar C/rashiid oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa ka hadlay qorshayaashiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu ku hoggaamiyo dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Mudane Cumar C/rashiid R/wasaaraha cusub oo si rasmi ah shalay xilka ula wareegay ayaa sheegay inuu dalka hirgelin doono xasilooni siyaasadeed oo ku saleysan waaqiciga jira.

R/wasaare Sharma’arke ayaa hoosta ka xariiqay inuu mudnaanta siindoono soo celinta amniga dalka, isagoo xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan gacanta dowladda loogu soo celin doono deegaannada ay weli ku harsanyihiin maleeshiyaadka Alshabaab.

Mudane Sharma’arke oo ka hadlay dhismaha ciidamada ayaa sheegay in dhismaha ciidanku ay ku xirantahay xasilinta siyaasadda dalka, wuxuuna intaasi raaciyay in lagama naarmaan ay tahay  in la helo ciidan leh astaan qaran oo laga qoray gobollada dalka oo dhan.

Wuxuu tilmaamay R/wasaaraha in uu soo dhisi doono xukuumad an ka badnaan doonin 25 wasiir, kuwaasoo sida uu sheegay lagu soo xuli doono aqoon, karti iyo wadaniyad.

Mudane Sharma’arke ayaa ku cel celiyay inuu la dagaalami doono waxa la yiraahdo musuq maasuqa, isagoo ku tilmaamay  musuqa inuu caqabad yahay horumarka dalka.

http://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/12/BAR-KULANKA-JIMCAHA-26.12.2014.mp3

DSC00001 DSC00005 DSC00006 DSC00007 DSC00008 DSC00009 DSC00010 DSC00014 DSC00018 DSC00019 DSC00020 DSC00021 DSC00022

Sawir-qaade Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

AMISOM oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee ka dhacay xarunta Xalane.

Next Post

Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Next Post

Ciidanka NISA oo soo afjaray howlgalkii Xalane

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In