Afhayeenka Ciidanka AMISOM Korneel Cali Aadan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kooxihii weerarka ku soo qaaday Xerada Xalane oo ka tirsanaa Al-shabaab la fashiliyay lagana hortagay hadafkii ay laheeyeen,isagoo u mahadceliyay Ciidanka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee la dagaalamay kooxdii weerartay saldhiga AMISOM ee magaalada Muqdisho.
Dhegeyso Codka Korneel Xaamud