Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimiyaasha Wasaaradaha dowladda oo tababar loo furey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan maanta loo furay agaasimayaasha Wasaaradaha dowlada fedaraalka ee Soomaaliya ayaa waxaa bixinayay xafiiska Hant-dhowrka guud ee Qaranka  waxaa uu tababarka  uu socon doonaa mudo sedax maalmood ah, waxaana lagu baran doonaa maamulka wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa.

Hanta dhowraha guud ee Qaran Mudane Nuur Faarax Jimcaale oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay u jeedada tababarkan ay tahay kor u qaadidda aqoonka la xiriirta maamulka wanaagga oo ay yeeshaan Agaasimiyaasha Wasaaradaha dowladda Soomaaliya.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

“Inaga waxaa naga go’an in aan hagaajino hanaankeeda maamulka arintana qeyb ayay ka tahay hagaajinta maamulka dowladda Soomaaliya” ayuu sheegay Hanti-dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale.

Tababarkan maanta u furmay agaasimayasha wasaarqaha dowlada Soomaaliya ayaa qeyb ka noqonaya dadaalada dowlada Soomaaliya ay ugu jirto hagaajinta mamaulka suuban ee hay’adda dowladda Soomaaliya.

 

Previous Post

Barlamaanka oo dhegeystay akhrinta labaad Hinse-sharciyeedka lagu dhisayo guddiga madax banaan ee doorashooyinka

Next Post

Kulan ay ka wada qeyb galeen Wasiirro iyo Saraakiil ciidan oo ka dhacay Muqdisho”sawiro’

Next Post

Kulan ay ka wada qeyb galeen Wasiirro iyo Saraakiil ciidan oo ka dhacay Muqdisho"sawiro'

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In