Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRO Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda carabta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha jamhuuriyadda fedaraalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada qaahira ee dalka masar ayaa la kulmay Xoghayaha guud ee jaamacada Carabta Nabiil Al Carabi iyagoo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka Soomaaliya iyo jaamacadda carabta maadaama ay xubin ka tahay iyo fulinta ballanqaadyo ay horay ururkaasi ugu sameeyeen dowladda federaalka ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud ayaa xoghayaha guud ee  Ururka jaamacadda Carabta markii uu la kulmay waxa uu warbixin ka siiyay xaaladda Soomaaliya iyo halka ay wax marayaan, isagoo sidookale kala hadlay Arrimo ay ka mid yihiin   sidii jaamacadda ay mashaariic uga hirgelin laheyd Soomaaliya maadaama uu xiligan dalkeenu isbedel muuqda dhalay.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa tilmaamay inuu guul kusoo dhamaaday kulankan uu maanta magaalada Qaahira kula yeeshay xoghayaha guud ee jaamacadda carabta,isagoo u rajeeyay inay xafiisyadooda Soomaaliya balaariyaan.

IB0A9100 IB0A9111 IB0A9114 IB0A9119 IB0A9120 IB0A9121 IB0A9122 IB0A9123 IB0A9131 IB0A9132 IB0A9135 IB0A9148

Photo By.Bashiir Khaliif Gaani

Qaahira

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

Next Post

Munaasabad lagu furayey shirkad Caymis oo ka dhacday Muqdisho”Sawirro”

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In